Masuul Caan ah oo Fadeexad Lugaha kula jira Iyo Gabdho Cadaan ah oo uu la tuman jiray

imageUnion Pro-Somali – May 28, 2017 – Waxaa mudo laga joogo afar asbuuc la magacaabay Gudoomiyaha ahna Duqa Magaalada Muqadishu, Mudane Thabid Cabdi Maxamed, dad badan ayey ku noqotay yaab iyo fajac sababta keentay in will dhalinyaro ah oo aan khibrad u lahayn howlaha maamulka gobolka aqoontiisa tacliimeedna ay aad u gaaban tahay in mas’uuliyad balaaran oo ka wayn loo magacaabo. Sababo badan ayaa ka danbeeyo magacaabista Thabid Cabdi waxeyna salka ku haysaa arrimo siyaasadeed iyo mid qabiil.Masuul Caan ah oo Fadeexad Lugaha kula jira Iyo Gabdho Cadaan ah oo uu la tuman jiray 

Continue reading

Advertisements

Musuqmaasuqa iyo Kufsiga Dowladnimo ee Xukuumadda Madaxweyne Cabdiweli Gaas. Qalinleyda & Qoraaladda

img_1047Musuqmaasuqa iyo Kufsiga Dowladnimo ee Xukuumadda Madaxweyne Cabdiweli Gaas. Qalinleyda & Qoraaladda

May 23, 2017  Moment Liberal Activist – Ilaahay biniaadamka wuxuu ku manaystay dareen iyo garasho u kala bayaanisa waxa xun iyo waxa fiican. Sidaas awgeed, waxaan qalinka usoo qaadanay manta in aan wax ka qorno musuqmaasuqa dilooday maamulka Gaas islamarkaana aan waydiiyo dhowr su’aalood oo u baahan jawaab iyadoo waliba aan bulshadeena u bidhaamin doona kufsiga dowladnimo ee dhaqanka u noqotay dowladda Gaas. Continue reading

XOG: Gaas oo dejiyay dhisme ku kacay hal-milyan oo doollar oo uu ka iibsaday dalka Itoobiya, marwadiisa labaad ee uu dhowaan guursaday oo reer Soomaaliland ah.

IMG_8265XOG: Gaas oo dejiyay dhisme ku kacay hal-milyan oo doollar oo uu ka iibsaday dalka Itoobiya, marwadiisa labaad ee uu dhowaan guursaday oo reer Soomaaliland ah. Continue reading

FARMAAJO IYO XASAN KHEYRE

IMG_1378FARMAAJO IYO XASAN KHEYRE oo Siyaasadaynaya kiiska Wasiirkii la dilay iyo Nuur Faarax Jimcaale oo lagu haysto dabagal uu ku haayay kiis ku saabsan Shirkado Shidaal oo dalaal ka ahaa Xasan Kheyre


Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisal Wasaarihiisa Xasan Kheyre ayaa la sheegay in ay siyaasadeeyan kiiska dilka Wasiirkii howlaha guud ee Soomaaliya Cabaas Cabdullaahi Sirajai oo ay dileen ilaalada Hanti dhawrka Soomaaliya Nuur Faarax.
Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa laga soo xigtay in Mr Nuur Faarax Jimcaale haatan xabsi guri yahay laguna amray in wax alla wixii docomenti ah oo ku saabsan Xasan Kheyre soo wareejiyo, sidoo kalena waxaa lagu amray inuusan Idaacadaha gudaha ka hadli karin. Continue reading

MA OG TAHAY IN Xasan Kheyre ku eedeysan yahay inuu si qaldan u maamulay miisaaniyada

IMG_1699MA OG TAHAY IN Xasan Kheyre ku eedeysan yahay inuu si qaldan u maamulay miisaaniyada, Mise og tahay in Sababta loogu deg degay xil ka qaadista Hanti dhawrka qaranka ay tahay?…..ku darso waa xabsi guri Nuur Faarax hanjbaadna waa lagu haaya, Xasan Kheyre oo ficilo xun ku kacaya Continue reading

INTERNATIONAL COMMUNITY BACKS FRAUDULENT 2016 ELECTORAL PROCESS IN SOMALIA

IMG_7960INTERNATIONAL COMMUNITY BACKS FRAUDULENT 2016 ELECTORAL PROCESS IN SOMALIA


Eyes on Somalia – The calculated scheme of the leaders of the Federal Government of Somalia (FGS) elected in 2012 to disregard the fulfilment of the constitutionally mandated arrangements for a transparent, free, and fair national election in 2016 has paid off as they become empowered by the International Community (IC) to device fraudulent, undemocratic electoral process that suits their rapacious ambitions for staying in power (reelection). The formation of unaccountable federal member states (FMS) and the creation of the Somali National Leadership Forum (NLF) composed of 8 leaders – 4 leaders of the FGS (the president, Speaker, Prime Minister, and Deputy Prime Minister), and 4 presidents of FMS (Puntland, Galmudug, Jubbaland, and Southwest) in violation of the provisional constitution have facilitated the gaming of democratic political election supposed to allow the Somali citizens to toss out rulers who governed badly.

Continue reading

RA’IISAL WASAARE XASAN KHEYRE oo Cadaadiskii ka badiyay Wasiirad Khadiijo Maxamed Diiriye iyo Wasiir C/raxmaan Beyle, habka ula dhaqmo Xubnaha Wasiirada oo lagu tilmaamay nidaam ka baxsan sharciga kana hooseeya…..

IMG_7963RA’IISAL WASAARE XASAN KHEYRE oo Cadaadiskii ka badiyay Wasiirad Khadiijo Maxamed Diiriye iyo Wasiir C/raxmaan Beyle, habka ula dhaqmo Xubnaha Wasiirada oo lagu tilmaamay nidaam ka baxsan sharciga kana hooseeya….. Continue reading