Md Xasan Sh oo Sameeyay Qiyaano Qaran oo Qayaxan iyo Dowladdii Norway oo Diyaarisay Khudbadii Xasan Sheekh uu Barlamaanka Somalia ku Maran habaabiyay Xilli Badda Somalia ay Norway & Kenya saami ku yeesheen+CADEYMO

imageMadaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud oo ka qaybgalay xafladdii xiritaanka kalfadhigii 4aad ee Golaha Baarlamaanka oo qabsoomay 22kii July 2014, ayaa sheegay in uu Qaramada Midoobay (QM) u gudbiyay warqad ku saabsan xadeynta Badda Soomaaliya.

Madaxweynuhu, wuxuu sheegay in qoraalka ay QM u gudbiyeen 21kii July 2014 ay diyaariyeen khubaro Soomaali iyo shisheeyeba isugu jirta , kuwaas oo lagu soo kireeyay cashuurtii laga uruuriyay shacabka Soomaaliyeed (gadaal ayaan ka rki doonaa cidda bixisay kharashka). Waxaa kale oo uu madaxweynuhu sheegay in ay gudbiyeen wixii xuquuq ahaa ee ay Soomaalidu laheyd, cidna aysan dacwo u qabin, ciddii dacwo qabtaana ay meelaha loo dacwoodo u dacwooto.

Haddaba dib u eegis lagu sameeyay qoraalka loo gudbiyay QM ayaa waxay ogaaday in khudbadda Madaxweynuhu ay aheyd mid lagu marin-habaabinayo shacbiga Soomaaliyeed. Waxaa waadax noqotay in qoraalka madaxweynuhu gudbiyey ay diyaarisay Norway. Qoraalkaas Norway waa mid dhabarjebin ku ah go’aankii xalaasha ahaa ee ay baarlamaanka Soomaaliya ku diideen heshiiskii is afgarad (MOU), wuxuuna ka marqaati kacayaa sheegashada Kenya ay qayb sheeganeyso Badda Soomaaliyeed.

Read More:Md Xasan Sh oo Sameeyay Qiyaano Qaran oo Qayaxan iyo Dowladdii Norway oo Diyaarisay Khudbadii Xasan Sheekh uu Barlamaanka Somalia ku Maran habaabiyay Xilli Badda Somalia ay Norway & Kenya saami ku yeesheen+CADEYMO

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s