Gudoomiyaha Bangiga Dhaxe oo xilkii laga qaaday loona Magacaabay Xilkaasi markii ugu horeesay Haweeney

imageMoment media Ethics
“Dona nobis pacem
http://ethicsandeconomics.wordpress.com/

Gudoomiyaha Bangiga Dhaxe oo xilkii laga qaaday loona Magacaabay Xilkaasi markii ugu horeesay Haweeney

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in xilkii laga qaaday Gudoomiyaha Bangiga Dhaxe ee Soomaaliya kadib markii lagu eedeeyay musuq maasuq iyo wax isadaba maris.

Xil ka qaadista lagu sameeyay C/salaan Cumar Hadliye ayaa timid kadib markii Golaha Wasiirada oo kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho isla garteen in xilka laga qaado iyadoona Maantala filayo in Golaha Wasiirada ay maanta meel mariyaan Xilkaqaadista Gudoomiyaha Bangiga dhaxe iyo magacaabista ruuxa lagu badalayo.

Gudoomiyaha Bangiga Dhaxe ee Soomaaliya C/salaan Cumar Hadliye ayaa lagu eedeeyay Musuq maasuq ka dhax jira Gudaha Bangiga dhaxe ee Soomaaliya iyo sidoo kale isdaba marin lagu sameeyay Shaqaalo imtixaan u galay Bangiga Dhaxe ee Soomaaliya.

Wararka soo baxaya ayaa sheegaya in xilka Gudoomiyaha Bangiga Dhaxe Soomaaliya loo magacaabayo markii ugu horeesay ruux haweeney ah oo ka agdhaw Madaxtooyada Soomaaliya sida aan xogtan ku helnay.

Shirka gollaha Wasiirada Maalin kasta oo Qamiis ah maanta oo kale Muqdisho ku yeeshaan ayaa la filayaa in lagu shaaciyo Xil kaqaadista Gudoomiyaha Bangiga Dhaxe ee Soomaaliya iyo magacaabista Gudoomiyaha Cusub.

Source:http://www.allbanaadir.com/news.php

Moment media Ethics
“Dona nobis pacem
http://ethicsandeconomics.wordpress.com/

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s