Ra’iisul Wasaare GAAS oo xaaskiisa lagu qabtey $3 Milyan oo Cash ah

Xaaska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo lagu Magacaabo Drs. HODAN ayaa lagu qabtey $3 Milyan oo Cash ah maanta Garoonka Diyaaradaha ee magaalada DUBAI, iyada oo la socota wafdiga Madaxweyne Sheikh Shariif.

Drs. Hodan markii lagu qabanaayey lacagta waxay la socotey Wafdigii Madaxweynaha Soomaaliya Sheikh Shariif oo maanta tagay Abu-Dubai, isaga oo u tagay in uu shir la yeesho Madaxweynaha Soomaliland Siilaayo.

Lacagta ay wadatey oo dhan $3 Milyan Xaaska Ra’iisul Wasaaraha Drs. Hodan isla markiiba waxaa si qasab ah kala wareegey Dowlada Imaaraadka Carabta. Dowlada Imaaraadka ayaa tiri in lacagtan loo hayn doono shacabka Soomaaliya, waxayna ku dartey in aan la aamini doonin xubnaha Dowlada maanta wixii ka dambeeya.

Ceebtaan markii ay maanta dhacdey ayaa la go’aamiyey in xubnaha Dowlada Soomaaliya baaritaan hor le lagu suubin doono markii ay soo galayaan kana baxayaan dalka IMAARAADKA CARABTA.

Source :http://waajid.wordpress.com/2012/06/28/war-deg-deg-ah-raiisul-wasaare-gaas-oo-xaaskiisa-lagu-qabtey-3-milyan-oo-cash-ah/

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s