Xaaladii Ugu Xumeyd Oo Ka Taagan Safaarada Soomaalida Italia, Isku Dhac Jira [Dhageyso].

Wareysi uu bixiyay Xoghayaha 1-aad ee Safaarada Soomaalida Talyaaniga halka hoose ka dhageyso.

Sat, Mar 31st, 2012 – Xaaladii ugu xumeyd ayaa ka taagan Safaarada soomaalida ay ku leedahay Magaalada Roma ee dalka Talyaaniga, iyadoona Safiirka Soomaalida u fadhiya dalkaasi Nuur Xasan Xuseen [Nuur Cadde] lagu eedeeyay in Howlihii safaarada uu ka dhigay eex iyo nin jecleesi.

Muranka ugu xoogan ayaa xilligaan kala heysta Xoghayaha 1-aad ee Safaarada Soomaalida Talyaaniga iyo shaqaalaha kale ee ka shaqeeya Safaaradaasi, iyadoona xoghayaha uu sheegay in xilligaan Nuur Cadde uu damacsan yahay sidii hantida Qaranka uu gacanta ugu gelin lahaa dad shisheeye.

Abdi Farah waxa uu sidoo kale sheegay in Nuur Cadde uu Safaarada is laheysiiyay isla markaana Shaqaalahii safaarada oo idil uu ka dhigay dad ay isku heyb yihiin, isla markaana Asiga loogu hanjaba dil iyo in shaqada laga eryi doono.

Source : wehelmedia 

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s