Safaarada Soomaalid ee Talyaaniga oo la iibsaday laguna sheegay in 20sano la kireeyey

Anigoo ah maxamed farax gudoomiyaha dhalinyarada Napoli waxan halkan ka soo jedinyaa dhibatooyinka bulshada somaliyeed ee ku nool italia

  • 1. Anigoo tixraacaaya qoraalkii uu horey u soo qoray walaalkeey cabdi rashiid ee milano ninka safiirka ka ah iataliyo warbixintii uu kasoo jeedi yay universal tv ee ku saabsaneed guriga safarada somalia ee roma ma aheyn mid aan ku qancikarno sababtoo ah ma uusan uga jawabin su aalaha sidii loo su aalay kama uusan hadlin xaqiiqada dhabta ah ee sababta loo dayactiraayo taasoo ah in laga ijaray compani talyaani ah mudo 20 sano ah tasoo macnaheedu yahay iibsi qarsoon marba hadii ay tagi karto in dayactirka lagu soo sheegan kararo qiimihii ladoono.
  • 2. Safiirku waxuu safiir u yahay dhawr meel taas oo anaga na dhaxalsiisay dhibatooyin fara badan oo ay ugu horeyso qadashada basporka somaliga oo lagu iibiyo 250 dalar oo u dhiganta 160ouro halka 2 warqadood oo lagu sheego warqada dhalashada iyo cadeyn somalinimo lagu iibiyo 80dolar ama 50 ouro tasoo ay sii dheertahay qarashadka trenka qofkii ka imanaya gobalada talyaniga .haba ahaatee sidaas ayaa lagu la yahay sababtoo ah asaga kaliya ayaa bixin kara oo saxiixi kara haduu wadanka ka maqanyahayna cidina ma bixin karto mana saxiixi karto .
  • 3. Safiirku wax tixgalina ah masiinin diblimasiyiinta ay soo magacawdo dolada kumeelgarka isagoo cidii uu doono u aqoosada diblimasi sida darawalkiisa oo ay isku hayb yihiin oo uu aqoonsaday dibli maasi kasoo ah ninka kaliya ee akses. uleh inuu furo emailada safarada oo aan loo ogaleyn diblimasiyiinta kale ee safrada la joog.
  •   
  • 4. Waxaa is weydiin leh lacagta tirada badan ee basaborada lagu iibiyo yaa kula xisabtama oo la cuno dadka safarada ka shaqeeya afartii bilood ayeey bil ayaa lasiyaa mushar marka lacagtaa yaa wax loogu qabtaa aan isweydiino.
  • 5 .maxaqbaa inuu isku hayo hal qof 3xil oo aan midna aan waxtar u laheyn bulshada somaliyed .
  • 6. Wafuuda somalida ee utimada waxa aykala leeyiiin serie a iyo serie b oo kuwa uu rabo gudaha ayuuu ugu yeryaa kuwa kalana waxa uu yiraahdaa ha soo gudbinina .
  • 7 Safrada waxa uu kadhigay meel aysan u sineen umada somaliyeed oo ay ka shaqeeyaan oo kaliya dadka ay isku heybta yihhi ka biloow albaabka ilaa xafiiyada .
  • 8. Waxa kaloo jirta xafiisyadii dowlada uu ka dhex dhigtay meel uu dagan yahay oo inta badan uu ka suubsaday jiif iyo fadhi halka ay u xiranyahay gurgii safiirka oo uu ka dhigtay meel aya usoo xagaa baxan ilmahiisa iyo kuwa uu awooga ayahay xilyada kuleylha talyaniga laguna soo wareejiyo suuqyada gaariga baska CD oo aan loo ogaleyn diblimasiyiinta.
  • 9. Waxan ka codsaneynaa madaxda dowlda TFG inay gudi usoo saraan dhibatada bulshada somaliyeed ee talyaniga si ay xaqiida aan ka hadleyno idhahooda ugu arkaanin ayasan been abuur aheyn.

Halkaan ka Akhri: africorruption  

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s