Faroole madaxweyne aan balcad gaari karin in uu hadlo maaha ama heshiisyo uu galo heshiis aan Majerteen wadina Soomaaliya ka socon maayo

Madaxweynaha Gobolada Majarteen Cabdiraxmana Faroole ayaa qudub xasasi ah uu ku weeraraayo madaxweynaha dowlada Soomaliya Sheikh Shariif Sheikh AXmed u jeediyey qabiilkiisa isagoona u sheegay Faroole dadkii dhageysanayey qudbada u sheegay in heshiis aysan garwadeen ka aheen Majarteen ka soconeynin Soomaaliya madaama aan u naahy hormeedkii iyo dhihii Soomaliyeed.

 Faroole oo hadalka si iwataa waxuu yiri madaxweyne Sheikh Shariif oo aan gaari karin degmada Balacd ayaa leh heshiis baan la galeynaa mamaula marka soo lama dhihi karo waa socon weynay ee aan orodno waxaan leeyahay wadaadka caga dhigo hadii kale meel xun baa kuu danbeyneyso ogaadan.

Waxaan u sheegeynaa Soomaaliya hogaankeda anagaa wadno wax aan anaga wadina socon maayso taa ha loo sheego buu yiri Shariif waxaan leenahay anaga Muqdisho waa imaaneyna amarkaan danteena gaarno Faroole oo careysan oo candhuufta sidii rati doobiyey oo kale dhulka ku daadaneysay ayaa ku cel celiya in hogaanka Soomaaliya hadana Majerteen hogaan ay san aheyn ama horjoog ka ahen in uu san soconeynin ee wadadoow cago dhigo ayuu yiri Faroole iyo Mahiiga ayaa weeraro ban ku haayo maal mahaan madaxweyne Sheikh Shariif oo xiligana ah Madaxweynaha umada Soomaaliyeed waxaase leys weydiinayaa siday xiligaan Soomaali ugu heshiin karto magaalada Garoowe oo qabilka Faroole dagan yahay isagoona sidaan u hadlayo oo awood uusan laheyn isa siinayo mase hilmaamayo Soomalida waxii kala gaaray 1991 oo wali laga soo kaban la yahay.

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s