Wakiilka Qaramada midoobay u qaabilsan dhanka siyaasada ee Soomaaliya oo shaqada laga ceyrinaayo

Wakiilka qaramada midoobay u qaabilsan dhanka siyaasada ee Soomaliya Ambasatoor Mahiiga ayaa xiliga laga xayuubinayaa 6 bil kadib sidaan ka soo xigan masuuliyiin sar sare oo ka shaqeeyo Qaramada midoobay qeybta Soomaaliya .

Warka ayaa intaa ku darayo in la raadinayo shaqsigii xilkaas adag e e uu ka tagay Mahiiga lagu badali lahaa iyadoona dhowr qof oo hore oo xilkaas qaban lahaa ay diideen kuwaa oo ka soo shaqeeyey wadamo badan oo sida Soomaaliya oo kale ah.

Wakiilka ayaa shaqadiisa dhanka dib u heshisiinta ka soo bixi waayo isagoona mucaarada badan oo Soomali ah yeeshay taana waxaa ugu darnaa xildhibaano badan oo ka hor yimid masuulkaas warqadna u gudbiyey masuulka ugu sareeyo qaramada midoobay.

Mahiga oo isagu si weyn u taageersan laba Shariif iyo Faroole ayaa ku dadaalaayo sida loo dar dar galin lahaa Qorshaha Road Map-ka oo Soomaali badan u aragto xal aan wax badan ku soo kor dhin Karin arimaha murugsan ee ka jira dalkaas colaada hareeysay

Si kastaba ha ahatee xilka laga qadaayo Mahiiga ayaa waxaa soo dhaweynayo Soomaali badan oo shaqsigaasi u arko nin aan ka bixi karin xiligaan adag iyadoona xil ka qaadidaasina ku soo aadeyso xili dowlada Soomaaliya ugu harsan tahay 6 bil xilkana u dhamaneysa Barlamaanka DKMG.

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s