Somaliland Societies in Europe

Baaq ku waajahan go’aamada ka 
soo baxay shirka Taleex

Ku: Xukuumadda Somaliland
Og: Goleyaasha kale ee Dowladda
Og: Xisbiyada Qaranka JSL

Ururka kulmiya jaaliyadaha Somaliland ee Yurub (SSE) waxa uu walaac weyn ka muujinayaa isimada iyo ergooyinka kala duwan ee Taleex qalinka ku duugey sameynta maamul goboleed. Kaas oo la filayo inay si rasmi ugu dhawaaqaan.

Tan iyo intii lagu gudo jirey u diyaar garowga kulanka,  ururweynaha SSE dareen weyn ayuu ka qabay shirkan iyo halka uu ku soo biyo shuban doono, laakiin maadaama loo dhigey in kulanku la xidhiidho arrimo dan u ah bulshada deegaankaa deggan iyo horumarkeeda, waxa uu ururweynaha SSE u arkayay arrimo waxtar u ah bulshada deegaanka.

Hase yeeshee shirkii wuxuu isu rogey mid siyaasadeed isla markaana ergooyinkii madasha ka soo qayb galey waxay isku raaceen in maamul goboleed la sameeyo. Ururka SSE waxa uu baaqan ku muujinayaa in la gaadhey wakhtigii lala iman lahaa istaraatajiyad cad oo lagu xakamaynayo arrimaha iyo go’aamada ka soo baxay shirkan Taleex.

Full News

—————————————————————————————————————–

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s