Faroole iyo Fadeexad Cusub

 

Waxaa soo if baxay fadeexad hor leh iyo khatar weyn oo soo wajahday dalka iyo dadka reer Puntland amaba Soomaliya oo dhan. Waa dhac, boob iyo musuq maasuq tii ugu darayd ee ay reer Faroole ku kacaan, waxayna arrintani daaha ka qaadday ujeedada dhabta ah ee ka danbeysey safarkii Madexweyne Faroole iyo Wiilashiisu ku tageen carriga Inrgiiska asbuucyo ka hor.

Safarka Madaxweyne Faroole oo dib loo raad raacay ayaa ahaa mid si xirfad iyo xeelad leh loo raad gaday, lana sameeyey in xataa Madexweynaha iyo Wasiiradii la socday la kala dejiyo Hoteelo kala fog fog, si aan danta khaaska ah ee Qoyska reer Faroole u fusho, ayaa waxaa ka danbeeyey Casumaad Rasmi ah iyo Heshiis Qarsoodi ah oo dhex maray Madaxweyne Faroole iyo Wiilashiisa oo dacal ah, iyo Shirkada Marauder Resources East Coast Inc. 720, 440 – 2nd Avenue, S.W.Calgary, Alberta T2P 5E9. Canada. Riix Halkan Warbixin English

Sida ku cad war murtiyeedka ay soo saartay Shirkada Marauder “Dhaca-Boobka-Suurinta” Resources East Coast Inc. (Hashiiskii oo PDF ku Qoran Akhri), waxaa shirkadaas Boobka-Dhaca-Suurinta Khayraadku hantiday ayna nasiib u yeelatay in loo hibeeyo Saddex aag (3 blocks) ama dhul khayraad oo qiyaastiisu dhan tahay 60,000 Sqm, sida ku cad website ka shirkadaa iyada ah.

FULL NEWS 

Advertisements

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s