Golaha Amaanka oo Cunaqabateyn Saaraya Madaxda Somalia (Akhri Liiska)

Qaramadda Midoobay ayaa si rasmiya ugu dhawaaqay in Qaar ka mida siyaasiyiinta iyo hoowlwadeenadda Hay’adaha samafalka Somalia la saaraa Cunaqabateyn la xiriirta dhaqaalaha iyo Socdaalka.

Koox ay hogaaminayaan 8 qof oo ah baarayaal Caalamiya ayaa todobaadkaan bilaabaya baarista la xiriirta shaqsiyaadka musuqmaasuqa hanta lunsiga ku kacay.

Madaxa Kooxda loo xilsaaray inay soo gudbiyaan Liiska shaqsiyaadka ku kacay musuq maasuqa oo lagu Magacaabo Matt Bryden ayaa yiri ”Musuqmaasuqa waa caqabada hor taagan geedi socodka Nabadda Somalia,waxayna rajadu tahay in shaqsiyaad caana dhawaan la saaro cunaqabateeyn si xalka Somalia loo helo dawadiisa”

Matt Bryden oo Wareysi siiyay Wakaaladda Wararka ee AP wuxuu tibaaxay in Musuqmaasuqa ugu badan ku kaceen Madaxda Dowladda Somalia ,waliba Wasiiro iyo Saraakiil heysto dhalashada Mareykanka, Ingiriiska iyo Canada.

Liiska cusub ee shaqsiyaadka la xanibi doono dhaqaalahooda iyo Safaradooda dibadda waxaa ugu muhiimsan:

  1. Ra’isulwasare Cabdi Wali Gaas oo heysto dhalashada Mareykanka.
  2. Wasiirka Difaaca Xuseen Carab oo heysta dhalashada Mareykanka una dhashay.
  3. Wasiirka Maaliyadda iyo Lacagta Cabdinaasir Maxamed Cabdulle oo heysta dhalashadda Mareykanka.
  4. Wasiirka Arrimaha Gudaha Cabdisamad Macalin Maxamud Sheekh Xassan oo heysta dhalashada Canada.
  5. Wasiirka Warfaafinta Boostadda iyo Isgaarsiinta Cabdulqaadir Xuseen Maxamed oo heysta dhalashada Ingiriiska.

 Full News: Halkaan ka akhri 
Advertisements

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s