C/weli: Somalia kama bixin Khudbaddii Axmedinejad

Raisal-wasaaraha Somalia Cabdiweli Max’ed Cali ayaa wareysi uu siiyay laanta Af-Soomaalia ee VOA wuxuu ku beeniyay in Somalia ay ka mid ahayd dalalkii ka baxay markii ay socotay khubaddii madaxweynaha Iran ee golaha guud ee QM.

Cabdiweli wuxuu sheegay in isaga iyo wafdiga Soomaalida ee uu hoggaaminayay ay goobjoog ahaayeen oo ay dhageysanayeen khudbadda Axmedinejad.

Qaar ka tirsan warbaahinta ayaa qoray in dalal gaaraya 30 dal oo ay Somalia ka mid tahay ay ka baxeen khudbaddii uu Axmedinejad taasoo si ay ugu dhaliilo dalalka reer Galbeedka, gaar ahaa Maraykanka. C/weli wuxuu sheegay inay dhici karto in saxaafaddu ay magaca Somalia ku khaldaan magacyada dalalka kale ee kabaxay markii ay socotay khudbadda madaxweynaha Iran.

Raisal-wasaare C/weli wuxuu wareysigan uga hadlay kulamadii ka dhacay QM ee looga hadlayay xaaladda siyaasadda iyo abaaraha ee Somalia.

Wareysiga oo buuxa qeybta hoose ee qoraalkan ka dhageyso.

Full News 

==================================================================================

Advertisements

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s