Madaxweyne Shariif oo ku hawlan inuu eryo Ra’isulwasaare Gaas Kadib markii……

Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed ayaa la sheegay inuu qoobka ciyaar ugu jiro sidii uu xilka uga xayuubin lahaa Ra’isulwasaraha uu bilo ka hor magacaabay ee Cabdi Wali Gaas kadib markii uu ka qaybgalay banaanbax looga soo horjeeday Khudbadii New York uu ka jeediyay Madaxweynaha Iran AxmediNajad iyo markii uu gaas ogolaaday in badda soomaliya qayb laga jaro.

Somalia ayaa noqotay Wadanka kaliya ee Islam ah ama Afrikana oo ka qeyb galay mudaaharaadkii lagu xumeeyay Madaxweynaha Iran Maxamuud Axmedinajad, kadib markii uu khudbadiisa ku cambaareeyay reer galbeedka iyo Israa’iil, goobtii uu ku khudbeynayay Axmedinajad waxaa ka baxay 30 dal oo ay Somalia ku jirto sida laga baahiyay Warbaahinta Caalamka.

La taliyaasha Madaxweyne Shariif ayaa saadaaliyay inay dhalinyarada Somalida ku biiri karaan Al-Shabaab hadii aan si deg dega xilka looga qaadin Ra’isulwasarre Gaas maadama uu meel uga dhacay Sharafta Ummadda Soomaaliyeed,tan carabta,Afrikaannimado iyo walaalnimada ka dhaxeysa Turkey,Iran iyo Somalia.

Falka uu sameeyay Ra’usilwasaare Gaas iyo Wasiirkiisa arrimaha dibada wuxuu wiiqi karaa gurmadka bini’aadamnimo ee Turkey iyo Iran u fidisay Somalia.

Full News 

Full News 

Read news 

Read News 

http://www.theglobeandmail.com/news/world/ahmadinejads-anti-us-speech-prompts-walkout-at-un-assembly/article2176099/

==================================================================================

Advertisements

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s