‘’OBAMA WAA MADAXWEYNIHII UGU HOREEYEY EE YUHUUD AH’’

Waxaa lagu suntay cinwaanka faallo lagu qoray majaladda New York Magazine kaasoo uu qalinka u qaatay John Heilemann.

Hadii aad hadaba dhegeysatay khudbadii uu Obama arbacadii ka jeediyay shirwaynihii golaha guud ee QM iyo ka bixitaankii khudbadii Maxamuud Axmadii Nejaad oo hoolka faarujiyeen Maraykanka iyo 27-ka dal ee midowga Yurub oo u camirayay dad badani madaxa ayay u gundhiyeen cinwaanka aanu soo sheegnay gaar ahaan dadka dulman ee ku dhaqan dhulalka la haysto ee Falastiin iyo dunida kale ee muslimka.

Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayay dadka qaarkood ku tibaaxeen mid kaba dheereeyey Yuhuudda xag jirka ah ee aaminsan aragtida sahyuuniyadda hadii ay ahaan lahaayeen kuwa ku dhaqan Maraykanka ama Israel, ama xitaa marka loo eego George W Bush oo ahaa madaxweynihii ugu xag jirsana taageerada aan barxaneeyn ee la siiyo qadiyadda Yuhuuda,  marna horay looma arag madaxweyne u eg sidii wax aqrinaya waraaqaha ay ku qoran yihiin ajeendayaasha dowladda Isra’el oo aan maro la saarin.

 Full News 

===================================================================================

Advertisements

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s