Dowladda Israa’iil oo sheegtay in ay sida ugu dhaqsiyaha badan ku maalgalin doonto dowladda cusub ee South Sudan

Xukuumada israa’iil ayaa sheegtay in ay maalgalin doonto dowladda cusub ee la magac baxday South Sudan, Ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibada ee Israa’iil ayaa shaaciyay in ay dowladda Israa’iil taageeri doonto South Sudan isla mar ahaantana ka caabin doonaan dhismaha xukuumadaasi iyo waliba dhanka dhaqaalaha

Ku xigeenka Wasiirka Wasaarada arrimaha dibada “Mr Dani” isaga oo la hadlaayay warbaahinta ayuu sheegay in ay dowladda cusub ee South Sudan u aqoonsan yihiin in ay tahay “Dowlad faqiir ah” oo u baahan in laga saacido dhinacyo badan oo ay ugu horeyso siyaasada,dhaqaalaha,ispitaalada, iyo waliba dhismaha wadanka, sidoo kale ku xigeenka waxa uu sheegay isaga oo ka hadlaayay dhanka caafimaadka in South sudan ay ku yaalan Isbitaalo ay tayadooda iyo tiradooda ay aad u yartahay loona baahan yahay in garab xoogan laga siiyo Isbitaaladaasi dhanka caafimaadka

Ugu danbeyntii ku xigeenka wasiirka wasaaradda arrimaha dibada Mr Dani oo sheegay in ay South Sudan iminka u direen Khubaro ku xeeldheer siyaasada isla mar ahaantana la doonaayo in ay xukuumada cusub South sudan ay ka saacidaan kobcinta dhanka siyaasadda iyo waliba iyaga oo sheegay in ay dhaqaatiir ee gaarsiiyeen caasimada Jubba ee South sudan

Advertisements

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s