UNICEF:Nus milyan carruur ah ayaa qatar kusugan Geeska Afrika

Hay’adda UNICEF ayaa sheegtay ku dhowaad shan boqol oo kun oo carruur ah oo ku nool Geeska Afrika inay qatar ugu suganyihiin inay u geeriyoodaan nafaqo daro xoogan oo soo wajahday xiligan taasi oo ka dhalatay abaaraha ka jira dalka Soomaaliya.

Agaasimaha hay’adda UNICEF Anthony Lake ayaa sheegay in qatarta ugu badan ee haysato carruurtan inay tahay nafaqa xumo,taasi oo uu sheegay inay badashay muuqaalka jirka carruurta ay soo wajahday dhibaato dhinaca lugaha iyo wajiga.

Isagoo saxaafadda kula hadlayay magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya Anthony Lake ayaa waxaa uu sheegay in booqasho uu ku tagay xeryaha ku yaala gobolka Waqooyi galbeed ee Kenya iyo xerada Dhadhaab inuu kusoo arkay hooyo quudinaysa carruur yar oo uu sheegay inay ka muuqatay dhibaatooyin caafimaad iyo nafaqo xumo ah.

Xafiiska xiriirinta iyo wada shaqaynta QM ee UNOCHA ayaa sheegtay in 10.7 milyan oo qof oo ku sugan dalalka Jabuuti,Itoobiya,Kenya iyo Soomaaliya inay u baahanyihiin gurmad banii’danimo oo dagdag ah.

Full News

Advertisements

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s