Proff Cabdiweli Maxaa u wehliya Aqoontiisa?

June 23, 2011 – QOL – Sh.Shariif xiligii uu magaacbayay r/wasaaraha cusub  Proff Cabdiweli waxaa uu ku celceliyay in r/wasaaraha uu ku soo xulay aqoon,karti iwm balse Sh.Shariif aanuu  aqoon u laheeyn Cabdiweli ninka halkan ayaa kaga filan ee dhageeyso.

Radio  Rajodoon  oo wareeysi la yeeshay r/wasaaraha cusub Cabdiweli xiligii wakiilka xoghayaha guud ee qaramada midoobay arrimaha Somalia Ahmed Walad Abdala uu ku dhexjiray qabanqaabadii shir weeynihii Jabuuti ee dowlada federaalka ee uu madaxweeyneha ka ahaa C/aahi Yusuf iyo mucaaradka ururkii dib u xoreeynta ee uu Sh. Shariif ka madaxda ka ahaa ayaa waxaa wareeysi lala yeeshay  r/wasaaraha cusub Cabdiweli Gaas halkaas oo uu ka mujiyay in uu ka xumaa C/aahi Yusuf iyo gumeeysiga Ethiopia in aay meesha ka baxaan. Wareeysiga waxaa qaaday Shariif nin la dhaho,waxuuna ka wareeysanayay shirkii qurba jooga kanada iyo  wakiilka xoghayaha guud ee qaramada midoobay arrimaha Somalia Ahmed Walad Abdala oo xiligaa la kulmayay dowlada Kanada & Somali Diaspora.   

Full News

Advertisements

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s