June 23, 2011 – QOL – Ethiopia cid ka horimaankartaa ma jirto, ama waranle ama wadaad ha ahooda Ethiopia ma kala jecla C/aahi Yusuf iyo Sh. Shariif .Ethiopia ma jeclo in aay dhalato dowlad adag oo awood leh Somali ka dhalato,sidii dowladihii hore,waxaa aay rabaan dowlad qabaan u ah oo aay iyada xukunto.
Advertisements
Leave a comment
No comments yet.
Leave a Reply