Qulsulka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya Maxamed Cusmaan (Etson) ayaa Dhawaantaan waxaa soo Gaartay Waraaq lagu Cadaynayo in Xilkii qunsulka ee uu hayey Laga qaaday.
Waraqdaan ayaa waxaa lagu soo Hagaajiyay Safiirka Soomaliya ufadhiya Dalka Kenya Maxamed Cali Ameerico iyadoona lagu Cadaynayo in la badalay Etson.
Advertisements
Leave a comment
No comments yet.
Leave a Reply