Falanqeynta maamulka AZANIA

 

Prof Maxamed Cabdi Gaandi waxa loo doortay Madaxweynaha maamul goboleedka Azania

Prof. Maxamed Cabdi Gaandi ayaa dhawaan waxa loo doortay in uu noqdo Madaxweynaha maamul goboleed loogu tala galay in uu maamulo Gobollada Gedo, Jubbada Dhexe iyo Jubbada Hoose, ka dib marka Shabaab laga saaro degaannadaas.

Shirka maamulka looga dhawaaqay waxaa lagu qabtay Kenya, waxaana ka qeybgalay ergooyin la sheegay inay ka kala yimaadeen gobolladaasi.

Haddaba barnaamijka Falanqeynta waxaa marti ku ah Prof. Gaandi oo ka jawaabaya su’aalaha dhageystayaasha ee ku wajahan maamul goboleedka cusub.

http://www.bbc.co.uk/somali/maqal_iyo_muuqaal/2011/04/110330_falanqeyn_gaandi.shtml

Advertisements

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s